Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Su’aasha:

Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey
Anigoo labada lugood I go an yihiin
Welina ismaano arag
Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka
Riyadaasi maxay noqon kartaa

SUAASHA 2 AAD

aniga markasta waxa ku badan riyada aan ku riyoodo oo kujira

Bahalka waraabaha
Adhiga gaar ahaan riyaha
Iyo geela
Sadexdaa shay baa markasta igu badan inaan riyo ku arko.

Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala'aan ah
Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Jawaabta:

Riyada go’itaanka lugta waxay tilmaamaysaa khasaaro iyo waxyaalo qofka noloshiisa aan u fiicnayn, marka riyada waxaa dhici karta inay tahay digniin lagaaga digayo arrimo khasaaro kuu keeni kara, marka Ilaahay sharteeda hakaa ilaaliyo
Teeda kale hadda kaddib riyo labaad hasoo raacininin riyada koowad riyo kastana si gaar usoo qor waliba riyada qaabka aad u aragtay usoo qor riyo duuduuban lama fahmi karo.
Riyada waraabaha iyo ariga guud ahaan daruur waad ka heli kartaa iyadoo noocyo kala duwan leh.

 

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

 

 

الحلم بكسر الساق يدل على الخسارة والأشياء غير الصالحة في حياة الإنسان ، لذلك قد يكون الحلم تحذيرًا لتحذيرك من الأشياء التي يمكن أن تسبب لك الخسارة ، ،
ليس لديك حلم ثان بعد الحلم الأول ، اكتب الحلم بالطريقة التي رأيته بها ، اكتب الحلم الملتوي.

يمكنك أن تجد أحلام الضبع والماعز بشكل عام بأشكال مختلفة في موقع درور.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More