Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Su’aasha:

Asc isku soo noqod wanaagsan, waxaan ku riyooday gabadh caruur ilmader nahay dhashay oo maraykanka joogta ayaa waxay ii keentay hadiyad saacad aad u qurux badan oo ay gacanta midig iigu xidhay, kabacdi anoo masjidka sii galaya ayaan saacada eegay waaba dahab ayay ka samaysan tahay waan LA yaabay aadna waan ugu farxay, Allah mahadleh.

Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay
Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto naag hanti badan leh oo ka dhalatay cid maalqabeen ah, sidoo kale waxay tilmaamaysaa riyada in dadaalka aad hayso oo miro dhali doono muddo kaddib waana miro khayr iyo barwaaqo kuu ah adiga nolol aduun iyo khayr badan ayaad gali doontaa.
Riyada waxaa kaloo ay wadataa nolosha diiniga aad ku sugnaan doonto taasna masjidka ayaa astaan u ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More