Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo

Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo

Su’aasha:

anoo yar ayaa nin xumaan igu sameeyay 12 sano oo kale ayan jiray, ninka wuxuu igu dhihi jiray qof ha u shegin, alabtiisa ayuu dabada ii mar marin jiray markas ayu biyaha igu daadiya mudo ayuu sidaas igu waday ila marki dambe uu bilbay inuu ayar u galiyo dabada madax ayu galin jiray iyado xanun ah ma usan egi jirin xanunka aan daremo  wixii waso socdeen mudo bana ilaa an mesha kasoo tagno, mudo kadib meshi ayan kasoo tagnay wadan kale ayn aadnay  kadib wixi markaan soo xusuusto mar guur dhan ayaan naca marka waxan rabaa in gadaal siddu igu samayn jiray la ii sameyo, cucnun ayaan ka dareemaa markan soo xusuusto marka ila taliya maxaan sameya hadan nin gursado ma iga hari donaan waxan aan futada ka daremo kufsiga miya ii kanay arintas ama biyaha ninka uu igu shubi jiray.

Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo
Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo

Jawaabta:

Kufsiga saameys weyn ayuu ku yeelanayaa qofka la kufsaday, siiba xaga maskaxda, inta badan dadka noloshooda xaga guurka qalqiil gasho waa dad lasoo kulmay kufsi marka ay yaraayeen, gabdhaha yaryar marka ay kufsi la kulmaan waxay ka qaadaan naxdin daran oo samayn karta dhaqanka galmada marka ay weynaadaan, saameyskaas oo noqon kara labo nooc mid kood inay galmada nacaan ama inay galmada ku waashaan oo ay u arkaan wax si kale ah.

Marka dareenka adiga aad ka dareemayso dabada wuxuu ka dhashay kufsiga shardi ma aha biyaha, ee maskaxda ayaa ku sawiran falka ugu horreeya aad samaysay oo taas ah, dumarka raba in dabada lagaga tago inta badan marka ay yaraayeen ayay qalad ku dhaceen kufsi ha noqdo ama iyagoo raali ah oo cayaar ay la tahay ha noqoto,  maskaxda dadka waxay sawiranaysaa falka ugu horreeya qofka ku dhaqaaqo xaga nolsoha, adiga meesha ugu hooreysa uu ninkaas kaa taabtay waa gadaal taas maskaxda ayay kaaga dhegtay,  siiba naagaha marka ay waxaas la kulmaan ma illaawaan, raga xunxun falkaas ayay ku sameeyeen hablaha, marka waxaad u baahan tahay maskaxiyan in laguu daaweeyo oo adiga aad niyadda ka saarto wixii kusoo maray, maadaama aad yarayd sidoo kale adiga fal aad samaysay ma aha waa wax qasab ah oo lagugu dirqiyay marka aad guursato ninka wanaagsan oo nolosha kula fahmaya waad ka raysan doontaa waswaaska iyo fikirka.

 

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Rape has a big impact on the raped person, mentally, most people in their marriage life are people who experienced rape when they were young, young girls when they are raped take a severe shock that can affect the sexual culture when they grow up, which can be two kinds of sexual hatred or sexual intercourse and see something different.

When the feeling you feel about the tail is caused by rape not a condition of water, in the mind is depicted in the first act you did which is, women who want to be left behind often when they were young have made a mistake whether it is rape or willingly and playing with it, The minds of the people depict the first act of the person who moves towards life, the first place that that man touched you is behind you which has stuck to your mind, remove the women when they encounter this do not forget, bad men have done that act on the skin, when you need to be treated mentally and remove the mood from what you have experienced, Since you were young also your deeds are not yours it is something that you have been forced to do when you marry the good man who understands life with you you will be relieved of whispering and thinking.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More