Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey aniga oo mobile hadda qad laga isticmaalin oo qadka isticmaalayo mobilekuna waa Tecno oo niiclaha ahT349 maxaa lagu fasiri karaa riyadaa.

Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349
Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Jawaabta:

Riyada waxay tilaamaysaa in war muhim ah kusoo gaari doono, taleefanka wuxuu tusiyaa hadda arrin muhim ah inaad maqli doonto, illeen taleefanka waa waxa lagu qaado warka iyo sheekada, marka waxaad heli doontaa war cusub oo muhim kuu ah adiga warkaasna meel fog ayuu kaaga imaanayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More