Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

The five things are good for drinking in Ramadan

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

Shan waxyaalood oo kaa ilaalinaya harraadka daran bisha Ramadaan

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara
Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

1- badso cabitaanka siiba tamar hindi iyo karkadeeh

2- khudradda badso waayo jirka biyo ayay siinaysaa

3- saxuurta iska ilaali cuntada bahaaraadka badan

4- furuudka si fiican u cun

5- qaraha habeenkii cun afurka iyo saxuurta inta u dhaxaysa.

bisha ramadaan dadka waxa ay aad uga sheeganayanaa waa harraadka

waxaad arkayasaa qofka biyaha ayuu ku ordayaa.

marka qofka marka uu adeegsado cabitaannadan aan soo sheegnay oonka waa ka yaraanayaa.

bisha ramadaan marka ay kulayl kusoo addo ayay ugu daran tahay dalalka kulul.

Ramadaanka waa bil barakaysan

 

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara
Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Five things to protect you from severe thirst during Ramadan
1- Increase drinking remove energy and energy from Hindi and Karkadeeh

2- Increase the nutrients because it gives water to the body

3- Avoid high-dioxide food

4. Eat the fruit well

5. Eat the night’s meals between breakfast and breakfast.

In the month of Ramadan, what people are saying about thirst is thirst.

You see the person running into the water.

when a person uses these beverages we have mentioned, the thirst will decrease.

When the month of Ramadan is hot, it is most severe in hot countries.

Ramadan is a blessed month

 

Soonka qofka janaabada qabo halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More