Ruuxa shahiidka meesha la geeyo

Ruuxa shahiidka meesha la geeyo

Dadka shuhadada waxay leeyihiin fadli gaar ah oo aysan lahayn dadka caadiga u dhinta.

waa maxay shahiid?

Ruuxa shahiidka meesha la geeyo
Ruuxa shahiidka meesha la geeyo

Shahiid waxaa laga wadaa qofka ku dhinto jihaad asoo ku jira oona daacad u ah diinta.

xadiiskan wuxuu tilmaamayaa meesha la geynayo dadka jihaadka ku dhintay.

wuxuu leeyahay rasuulka (SCW):

(أَرْوَاحُهُمْ فِي جَوْفِ طَيْرٍ خُضْرٍ ، لَهَا قَنَادِيلُ مُعَلَّقَةٌ بِالْعَرْشِ ، تَسْرَحُ مِنَ الْجَنَّةِ حَيْثُ شَاءَتْ ، ثُمَّ تَأْوِي إِلَى تِلْكَ الْقَنَادِيلِ ، فَاطَّلَعَ إِلَيْهِمْ رَبُّهُمُ اطِّلَاعَةً ، فَقَالَ : هَلْ تَشْتَهُونَ شَيْئًا؟ قَالُوا : أَيَّ شَيْءٍ نَشْتَهِي وَنَحْنُ نَسْرَحُ مِنَ الْجَنَّةِ حَيْثُ شِئْنَا ، فَفَعَلَ ذَلِكَ بِهِمْ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ ، فَلَمَّا رَأَوْا أَنَّهُمْ لَنْ يُتْرَكُوا مِنْ أَنْ يُسْأَلُوا ، قَالُوا : يَا رَبِّ ، نُرِيدُ أَنْ تَرُدَّ أَرْوَاحَنَا فِي أَجْسَادِنَا حَتَّى نُقْتَلَ فِي سَبِيلِكَ مَرَّةً أُخْرَى ، فَلَمَّا رَأَى أَنْ لَيْسَ لَهُمْ حَاجَةٌ تُرِكُوا)

(Ruuxooda wuxuu ku sugan yahay shinbiro cagaaran calooshooda, waxay leeyihiin feynuusyo carshiga suran, jannada ayay kasoo daaqayaan meesha ay rabaan, kaddib feynuusyadaas ayay usoo hooyanayaan, rabbigooda ayaa fiiriyay wuxuu yiri: wax ma rabtaan? waxay dhaheen: maxaan rabnaa oo jannada ayaaba meel kaste aan ka daaqaynaaye, seddex jeer ayuu ku sameeyay arrinkaas markay arkeeen inaan la dhaafeynin waxay dhaheen: rabbiyow waxaan rabnaa inaad noogu soo celiso nafteena jirkeena ilaa la noo dilo dartaada mar kale, markuu arkay dan kale inaysan lahayn waa layska dhaafay).

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More