Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

 Macnaha xadiiska

إن لربكم في أيام دهركم نفحات

Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka loogu daliilsado bisha ramadaan, waxaa soo galaya waqti kaste qiime badan u leh cibaadada Alle waxaa ka mid ah bisha xajka la guto, sidoo kale maalmaha uu ilaahay ku amaanay kitaabkiisa.

Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات
Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

Xadiiska wuxuu leeyahay:

( إِنَّ لِرَبِّكُمْ عَزَّ وَجَلَّ فِي أَيَّامِ دَهْرِكُمْ نَفَحَاتٍ، فَتَعَرَّضُوا لَهَا ، لَعَلَّ أَحَدَكُمْ أَنْ تُصِيبَهُ مِنْهَا نَفْحَةٌ لَا يَشْقَى بَعْدَهَا أَبَدًا ) تخريج

(Rabbigiina – cazza wajalla –  wuxuu ku leeyahay maalmaha waqtigiina barakooyin ee u banbaxa, waxaa laga yaabaa midkiina inay soo gaarto barako oo kaddibna waligiisa uusan hoogi doonin)

Ramadaanka waxaa soo degata naxariista Alle , qofkii ay gaartana waxaa laga yaabaa inuusan waligiisa hoogin, marka qofka muslin waxaa inuu ka faa’ideystaa maalmaha barakada badan oo laga heli karo ajir weyn marka qofka uu qabto camal suuban.

Xadiiskan waxaa wariyay Addabaraani imaan Suyuudina wuxuu ku tilmaamay inuu daciif yahay, laakin macana guud waxaa loo helaa addilo kale oo xoojinaya.

 

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More