Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin

Su’aasha:

Asc dhamaan bahda daruur
Salaan kadib
Waxa aan raba inaa riyadan iifasirtaan
Insha allah.

Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin xata hoosgashi yar oo gacanta ku qarinaya cawrada si aan loo arkin geedka dhinacna meel aan ku gabado raadinaya
Dadkuna ay agtayda joogaan qaarkood iska sheekaysanayaan
Blse cid iijeedaaba ayna jirin inaan dhar qabo iyo inkale.

Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin
Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin

Jawaabta:

Riyada waa digniin dad ayaa raba inay ku fadeexeeyaan oo ay ceebtaada banaanka soo dhigaan iska jir, ama waxaad samaynaysaa fal ceeb kuusoo jiidaya waa inaad is ilaalisaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More