Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh

Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh

Su’aasha:

scw ninkay wuxuu ku riyooday asoo u rabo inuu i galmoodo markuu dharka iga siibay wuxuu arkay anool leh alaabta nimanka aad buu u naxay wuxu bilabay inuu i weydiiyo muxuu yahay waxan maxaa kugu dhacay ani waxan ku dhahay waa caadi markaas ayaan hurada kasoo toosay.

Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh
Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ninkaaga u talin doonto oo aad kala wareegi doonto mas’uuliyadda guriga oo adiga aad biili doonto, riyada waa riyo tilmaamaysa ninkaaga inuu kuu hogaansami doono, maxaayeelay xubinta raga aad yeelatay waa astaan tilmaamaysa maamulka guriga iyo doorka ninka inaad ka xoogi doonto, lacag la’aan ayaa ku dhacaysa markaas adiga ayuu kuu baahanaan doonaa, ama qof kulkul ayaad noqon doontaa oo amar siinaysa.

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

The dream indicates that you will be in charge of your husband and you will take over the responsibility of the house and you will pay for it, the dream is a dream that indicates that your husband will obey you, because the member of the men you have made is a sign of the management of the house and the role of the man that you will strengthen, it happens free of charge then he will need you, or you will be hot and give orders.

 

Halkan ka daawo riyada farjiga

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More