Fasirka riyada wejiga oo nuuraya

Su’aasha:

Asc wllo

Asc wllo Xalay waxan ku riiiyooday anoo wejigayga uu nuuraya cadaan camal waxan noqday qof wajigiisa uu nuuraya .

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya
Fasirka riyada wejiga oo nuuraya

Jawaabta:

Riyada nuurka wejiga waxay ka mid tahay riyooyinka aad ugu fiican qofka, waa bishaaro weyn, waxay tilmaamaysaa camal suuban iyo risqi iyo wanaag iyo guul aduun iyo aakhiro, qofka wejigiisa nuuraya waxaa laga yaabaa inuu guursado naag wanaagsan oo aad u qurux badan oo noloshiisa u wanaagsan.

marka iftiinka ama ifka wejiga waa riyo aad u fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More