Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay

Su’aasha:

Asc wllo.

asc wllo waxan ku riiyooday xalay anoo dameero aad u dheereyo wado wayna ordeeyeen waxana saarana gaari dameer ama kareeto sida aaad u taqana anigana waday marka riyada dameerka maxay noqon karta.

Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay
Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay

Jawaabta:

Riyada dameerka waxaa lagu fasiraa adeeg fiican, inaad heli doonto qof daacad kuu ah oo si fiican wax kuugu qabanayo, waxaa laga yaabaa inaad hesho saaxiib daacad kuu ah ama inaad guursato gabar daaacad ah oo aan ku khiyaanin.

Guud ahaan dareerka wuxuu astaan u yahay sabarka iyo waxqabadka oo ku dhisan dacaadnimo.

Waxaa kaloo laga yabaa dameerka inuu tilmaamayo inaad gali doonto safar dheer.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More