Riyada qof ordaya asoo qaawan cowrada kaliya ka asturan

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anoo qaawan oo ordaya markan waxyar orda anoo qawan ayan haddana arkaya anoo mara yar hoos ka xiran oo cowradda ii asturaysaa. Maxay noqon karta riyada ninka qaawan oo ordaya haddana mara yar hoos ka xiran oo cowradda loo qarinaya.

Riyada qof ordaya asoo qaawan cowrada kaliya ka asturan
Riyada qof ordaya asoo qaawan cowrada kaliya ka asturan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka towbad keeni doonto arin ama dambi aad ku dhacday, waxaa kaloo lagu fasiraa qofka qaawan oo ordaya in arin lagu tuhmay uu bari ka noqon doono, waxaa la ogaan doonaa in been laga sheegay qofkaas oona uu yahay qof bari ah nadiif ah aan qalad iyo xumaan geysanin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More