Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Su’aasha:

SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan.

Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa lagu  fasiri karaa?

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran
Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nin sabar badan oo ay guursan doonto, dameerka waxaa lagu fasiraa hadday aragto gabar doob ah nin dulqaad badan, sidoo kale dameerka waa sabar badan yahay waana daacad, marka gabadha waxay heli doontaa nin daacad ah oo sabar badan, oo dadka xaafadda oo dhan ay la yaabi doonaan ninka ay heli doonto, riyada waa riyo aad u fiican, oo bishaaro guur wadata.

Riyada dameer dugaag ah oo gabar daba socda

 

يشير الحلم إلى أن الفتاة سيكون لها زوج صبور ،
يتم تفسير الحمار كما لو أن امرأة شابة ترى رجلا صبورا ،
أيضا الحمار صبور وصادق ،
تجد الفتاة رجلا صادقا وصبورا ،
وسوف يندهش الناس في جميع أنحاء الحي من الرجل الذي ستجده ،
الحلم هو حلم جيد جدا ،
وأخبار السارة عن الزواج.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More