Riyada naag diraca kor u qaadday oo nin daba galayso

Su’aasha:

Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo jid kaligey socda kadib aan guri hormaraayo gurigaa waxaa fadhiso naag diracwadato balse dirici kor uqaadey oo iyada ceebteeda la arkaayo markaan soo hormaray aan soo dhaafey weey isoo daba gashey oo waa ay isoo bursatey iyada iyo dhalin yaro badan lkn waan kasoo fukadey markaa maskaxdeyda waxa ay iisheegeysey aan uga cararaayey gabadhaas In ay cudur qabto
marka riyadaa iifasira walaal.

Riyada naag diraca kor u qaadday oo nin daba galayso
Riyada naag diraca kor u qaadday oo nin daba galayso

Jawaabta:

Riyada waa digniin lagaaga digayo inaad halis gali karto sida sinada ama xumaanta kale oo sinada u dhow, naagta oo diraca kor u qaadday oo kusoo ceyrsanayso waa naag rabta inay xumaan kugu riddo, waliba xumaantaas waxay kuu keenaysaa dhibaato adduun iyo cadaab aakhiro, marka iska ilaali inaad ku dhacdo gabar inaad sheeko oo  aad la gasho iyo inaad meel u raacdo ama aad guri kula kali noqoto.
Riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More