Riyo istiin ban kusoo kacay markaasan biyabaxay ma dhib baa

Su’aasha:

scw waa jiifay waxaan arkay riyo galmo iyo istiin anoo riyada ku jiro ayan soo kacay waxan arkay guska oo si xoog u taagan anoon taaban ayaa biyha iga baxay taas siigo ma la dhihi karaa dhibka siiga ay leeday miya n kala kulmaa

Riyo istiin ban kusoo kacay markaasan biyabaxay ma dhib baa
Riyo istiin ban kusoo kacay markaasan biyabaxay ma dhib baa

Jawaabta:

Siigo ma aha taas siigada waa inaad geedkaaga si ula kac ah gacanta ugu qabataa adoo raba inaad sidaa ku raaxaysato, midda adiga biyaha ay kaaga baxeen waa riyo, riyadana dhibka siigada ma laha, siiba dhibka nafsiga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More