Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Su’aasha:

Aac walal waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya ana aan goobta fadhiyo oo ayadu eey qasbeeso ee dhaheso 50 dollar kusiina asagana u diidayo wexey isku dayey walashey ineey xogto marku farjigoda is galo wilka cararayo.

Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya
Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in khilaaf idin soo gali doono adiga iyo familkaaga ama ninkaas aad is rabtaan waxaana sabab u noqonaya khilaafkaas qof adiga kuu dhow waxaa lagaaga digayaa qaladaad ka imaan karo is dhexgalka ama xiriirka qaldan, guud ahaan riyada waxay wadataa digniin oo lagaaga digayo arrin xumaan wadata oo gurigina ka dhex dhici karta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More