Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay

Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay Baradhada waxay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah vitamin G sidoo kale bir ayaa ku jirto ama feero sidoo kale waxay u roon tahay neerfaha dheefshiidka ayay cuntada ugu kaalmaysaa inuu si fiican u shiido qaabab badan ayaa loo samayn karaa waxaa lagu karin karaa biyo sidoo kale saliid ayaa lagu shiili karaa maraqana waalagu dhex karin karaa.

Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay
Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay

Waxaa la sheegaa baradhada marka saliid lagu dubo waxay yeelan kartaa wax qofka dhib u keeni kara caafimaadkiisa.

Guud ahaan baradhada waa cunto nafaqo leh, caruurta si fiicanayay kugu koraan.

Ilmaha baradha lagu quudiyo si dhaqsi ayay ku koraan waxaa lagu tiriyaa cuntada caruurta midda ugu fiican.

Waliba caruurta yaryar inta biyo loogu kariyo ayaa loo shiidaa markaas ayaa la siinayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More