Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa

Su’aasha:

In ayda iyo xayawaanada naftaada iyo dadkaba dhibaya la-laayo oo la sumeeyo madanbiba diin ahaan se ma in ladila banaan ama waa lasumeyn karaa laba daba

Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa
Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa

Jawaabta:

Xayawaan kaste oo dadka kusoo xadgubaya waa la dili karaa diin ahaan, waaxaa jira xayawaanada qaar oo nas kusoo arooray in dilo.

Wuxuu yiri rasuulka (SCW):

 (خَمْسٌ مِنْ الدَّوَابِّ كُلُّهُنَّ فَاسِقٌ , يُقْتَلْنَ فِي الْحَرَمِ  وفي رواية ” الْحِلِّ وَالْحَرَمِ ” : الْغُرَابُ , وَالْحِدَأَةُ , وَالْعَقْرَبُ , وَالْفَأْرَةُ , وَالْكَلْبُ الْعَقُورُ )

(Shan nafleyda ka mid ah mid kaste waa faasiq waxaa lagu dilayaa xaramka, riwaayo kale waa ku sugan “xaramka iyo meesha xaramka aan ahayn” : tukaha, dafada “dhuuryada” dibqallooca, jiirka “dooliga” iyo eeyga dadka qaniina)

Xadiiska waa saxiix Bukhaari iyo Muslim ayaa wariyay

Marka sun ama xabbad waa lagu dili karaa sidoo kale waxaa soo galaya wixii iyaga la mid ah oo dadka dhibaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More