Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Su’aasha:

asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo hadiyad dhar aad u badan wadanada carabta
oo bundaad ah yacnii ku jira weel wayn
waxaan ku soo wada shubay daarada guriga
waanu tuulmay aniga iyo laba qofkale oo nina ayaa wada baadhay qof walba waxii qanciya qaadanayay
khamiisyo kala noonnaac ah
shaadhadh aad qurux badan
funaanado aad u qurux badan
ayaan qaatay anuu waanku faraxsanaa
Allah mahadle

Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo
Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur hadiyada dharka waa asturaad qofka uu helayo guurkana waa wax laysku asturo, ninka xaaskiisa astur ayay u tahay isagana astur ayuu u yahay, waxaa kuusoo dhow guur fiican oo aad ku farxi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More