Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka

Su’aasha:

asc wll bahda daruur aadbad u mahadsantihin waxn ku riyodey waxan u imi guriga aayday oo sariir ku jiifta isla markan odeygeygi ba iguso galay waxn qabany xagi gurigaygii waxn tagnay gurigygii oo sidi aheyn qabkle waxa meydheyay labadeyda hablood ee ugu weyn ubadkyga waxa hor tagneyd gaadhi xaajiyada gabadha gurigeda ka nimi wuu agtagna oo marka aderky ah inan yarna wu ag carcarareyey oo an garaneyn kadib odeygeygi sadex shey ayan raby inan hadyad uga dhigo waxa kamida cadar iyo muus iyo sharab cadarkii wan uqaadey wll maxay noqon krta mahadsanida

Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka
Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay idin soo dhow dahay sidoo kale inaad maqli doontaan warar aad u fiican siiba warar ninkaaga ku saabsan riyada waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More