Riyada qof Mindi kuu wata aad iska celinayso

Su’aasha:

Asc webka Daruur walaalaha Daruur aad ayaan ugu mahadcelinayaa
Wll waxaan xalay ku riyooday qof Mindi ii wato oo raba inuu igeliyo mindida anigana inaan iska celiyo ayaan rabaa Marka uu ila soo aado gacanta ayaan ka qabanayaa mararka qaar anaaba aadayo isagoo Mindi wato ayaan kahortagayaa isagana wuu ila dagaalayaa Wuxuu rabaa inuu mar I geliyo saan ula dagaalayey baan waxaan dareemay inaan mindida ka tuuray oo kale waana Soo kacay.

Riyada qof Mindi kuu wata aad iska celinayso
Riyada qof Mindi kuu wata aad iska celinayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad xaasid ah oo aad u xun oo raba inay dhib kuu geystaan ama inay qaataan shaqada ama waxa fiican aad haysato, waxaa lagaa rabaa inaad ka taxadarto dadka noocaas ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More