Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso

Su’aasha:

Asc
Riyada waxee kabilabane aniga io walaashee iga ween oo isla socono dhanka awoowe ayaa usoconay wadada dhexdeeda wiil yar ayaa dhagax kutuuraya walaasheda waliba dhagax ween kistoo oo daqar geesan kara kasoco ayaan dhaha oo waan kacelinaa hadana markale ayuu dhagax kusoo tuura kadib wee xanaaqe oo dhagaxii ayee kucelinee oo sajuuda ayaa kadaqrameeso wiilkii yaraa isla dhagaxii oo sajuuda ugu dhufatay sida moolo ookale ayuu ugusolabana oo walasheda ayuu hadana madaxa kaga dhacaa lkn madaqrameeso kadib wiilkii daqrmay hooyadisa ayaa buuq kicineso oo anigoo dhexdhexaadinayo ayee riyada dhamaane.

Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso
Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dagaal iyo caay aad kala kulmi doontaan dadka qaar, siiba walaashaada, waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso dadka dhib kaga imaan karo, daqarka wuxuu tilmaamayaa aflagaado ama caay iyo dagaal hadal lays weydaarsanayo, guud ahaan riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More