Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo

Su’aasha:

Riyadatani waxaa ku riyoodey wiil sxbkeyga qaaliga ah
waxa uu arkey isaga oo dhimanaya maxaa lagu fasirikaraa riyadaas.

Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo
Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo

Jawaabta:

Riyada dhimashada qofka saan mar hore soo sheegnay waxay noqon kartaa digniin qof wax lagaga digayo dambi iwm.

Qofka hadduu arko asoo dhimanaya waxaa kaloo lagu fasiri karaa cimri dheer cagsi yaya noqon kartaa, qofka hadduu jiran yahay waxaa la dhihi karaa waa astaan tusinayso inay ajashiisa soo dhowaatay.

Laakin guud ahaan geeri kuma fasiranto riyada geerida.

Sidoo kale eeg riyooyinkan:

Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Fasirka riyada geerida abtiga

Riyada geerida walaalka kaa yar

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More