Riyada xiiridda garka maxay tilmaamaysaa

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey aniga oo garka iska xiirey
oo garka 2 tin aan jiidjiido ay kutaalo.

Riyada xiiridda garka maxay tilmaamaysaa
Riyada xiiridda garka maxay tilmaamaysaa

Jawaabta:

Riyada xiiridda timaha garka waxay tilmaamaysaa qofka inuu kahsaari doono siiba marka uu arrin lugta kula jiro, labada tin kuusoo hartayna waxay tilmaamayaan wax yar inay kuusoo hari doonaan, si kaste ha ahaadaan waxa aad khasaarayso laakin guud ahaan ma aha riyo fiican, waxaa kaloo lagu fasiri karaa in qofka uu waayi doono haysabddiisa iyo sharaftiisa, illeen garka wuxuu astaan u yahay raganimada iyo qiimaha iyo da’da.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More