Riyada damaca wiil kadibna wajiga walaalkayga yeelanayo

Su’aasha:

waxan ku riyoday waxan so gala qol oo jiifo wiil aan qaraba nahay lkn aad aan ushegeysano waxa so adaa dhankiisa agtiisa ayan fariisana kabacdi wa is damceynaa marku madaxisa so qado ana dhankisa aado wijigiisa waxu isku badala walalkey ila dhashay wa isku naxaa wa aamini weynaa kabacdi hurdada kaso kacaa.

Riyada damaca wiil kadibna wajiga walaalkayga yeelanayo
Riyada damaca wiil kadibna wajiga walaalkayga yeelanayo

Jawaabta:

Riyadan waxay wadataa digniin waxaa lagaaga baahan yahay inaad is ilaaliso siiba raga qaar inaad iska ilaaliso, damaca oo noocan ah wuxuu tilmaamayaa inaad u baahan tahay nin laakin aad halis u tahay qalad inaad gasho, marka naftaada ka fogeey wax kastoo shar kuu keeni kara, hana fududeysanin in nin aad la gooni noqoto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More