Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay

Su’aasha:

Asc bahda daruuro waxaan igu soo noq noqta anoo adhi ay hooyaday leedahay horwayminaya oo aan isleeyahay hooyo xooga soo hay bay rabtaa ana aan niyada ka leyahay arigan ma raaci kartide maxaa samaysaa mar mar wuu iga lumi wana helaaa wayna igu soo noq noqotaa.

Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay
Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xil in laguu dhiibi doono inaad meel masuul ka noqon doonto guud ahaan waa khayr inshaa Allaah, adigana waxaad ka baqaysaa inaad kasoo bixi weydo xilka laguu dhiibay, cabsi ayaa kugu jirto,  riyada ariga sidoo kale waxay tilmaamaysaa barwaaqo inaad heli doontaan, ariga waa xoolo barko leh oo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More