Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Su’aasha:

Asc walaal ninkay markan galmo la samaynayo qoyan badan ayaa iga yimaada heer sariirta oo dhan biyo ka dhigo inta glmadu socoto biyaha ma joogsadaan waxaan maxa la dhihi karaa ma cudur baa biyahasna ma kaadi baa.

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa
Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Jawaabta:

Waa arrin dabiici ah wax cudur ah ma aha, dumarka qaar ayaa sidaas ah xiliga raaxada qoyaan badan ayaa kasoo daata, dhowr jeer ayay gaaraan gariirka galmada ama raaxada ugu dambaysa, haka walwalin arrintaas, waxa kaa soo baxaya kaadi ma aha waa qoyaanka kuulatada lagu magacaabo oo badan dareenka xoogga badan ayuuka dhashaa.

 

(ماءُ الرّجُل أبيَضَ غَليظٌ وماءُ المرأةِ أصفَرَ رَقيقٌ فأيُّهُما أَعْلَى كانَ الشّبَهُ لهُ)

(Biyaha ninka waa caddaan oo adag biyaha naagtana waa jaallo oo jilcan kuwa sarreeya ayaa u ekaanshaha iska leh) 

 

waxaa wariyay Axmed iyo Annasaa’i iyo Ibnu Maajah

 

riwaayo kale wuxuu ku yiri:

(إذا سَبقَ ماءُ الرّجُلِ مَاءَ المرأةِ أَذْكَرَا بإذنِ الله، وإذَا سَبَقَ ماءُ المرأةِ مَاءَ الرّجُلِ ءانثَا بإذنِ الله)

(hadday ka hormaraan biyaha ninka biyaha naagta lab ayay dhalayaan waana idinka Ilaahay, hadday ka horreeyeen biyaha naagta biyaha ninka dheddig ayay dhalayaan waana idinka Ilaahay).

Muslim ayaa wariyay

 

Dumarka Meeqa Jeer Ay Biya Bixi Karaan

Sidee Ilmuhu Ugu Ekaadaan Aabaha Ama Hooyada Markay Dhashaan?

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More