Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo

Su’aasha:

scw qofkii ku riyoodo asoo galay suuq qaad lagu iibinayo wuxuu rabaa inuu iibsado aakin dadka ayuu ka baqayaa riyadaas maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada jaadka suuqa lagu gadayo
Riyada jaadka suuqa lagu gadayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilaamaamaysaa qofka inuu rabo dantiisa inuu gaaro laakin cabsi ayaa ku jirta, dad ayuu ka baqayaa  ama wax kale buu ka cabsanayaa, riyada qaadka guud ahaan waa wax la rabo in la gaaro oo lagu raaxaysto oo qof maskaxdiisa meel kale ay aaddo oo marqaan ay gasho, marka adiga ku dadaal wixii wax kuu taraya oo cabsida iska jooji, jaadka waa astaan tilmaamaysa nafta waxa ay jeceshay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More