Waxaan Ku Riyooday anigoo jooga supermarket

Su’aasha:

ASC _ gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo jooga supermarket meel u eg company waxaa dukaan Ka gudahisa Ku jiray Gabdho Muslim ah oo boorso yar wata iyo nin Cadan ah iyo will yar kadib waxan so aday Gabdhaha waxan arkay Inay Muslim yihin ano Cawinayo camal Inay wax Xadaana aanan Ka filanayn ano Ku Qadarinay Islam nimada Wana Salamay kadib waxan so aaday Dhanka iyo albaabka ninki Cadaan Ka ahaa oo sokor iyo shey kale wato Ayan waxan weydiiyay resiid ama Isliib cadaynaayay inu alabtan iibsaday markan arkay Inuu haynin waan baaray asiga iyo Cunugi Alabta uu haysto na Ku qabsaday waxuna I yiri waxan Ka so iibsady dukaan anigu aan garanayo wax Cadayn Ahna ma Usan Haysan ana waan Celin rabay Wuu Iska baxay oo waxuu aaday guri noo dhaw ana waxaan Ka Daba Tuuraayay oo Ka Dana ridaayay Dhadaxaan oo waan Tuuryeenayay Inlaa uu Qolka ama guriga Ka galay marka waxaa Agteeda jooga ama meel ii dhaw company GA Ka mid ah rag badan oo Somali ah Ila an u shegay nin kan Alaab uu Wato lacagteedana ma Uusan bixin dadkas wax dhaqdhaqaaq ah kama arag oo Inay so Cararan ama ogadan arintan ama ninka Alabta la GA qato.

Waxaan Ku Riyooday anigoo jooga supermarket
Waxaan Ku Riyooday anigoo jooga supermarket

Jawaabta:

Wcs gudoomiye, riyada waxay kaaga digaysaa dood kaaga imaan karto heshiis ganacsi, dadka aad la shaqaysanayso taxdar ka qab yaan wax lagaa xadin ama yaan lagu sirin mashaakilna yaan lugugu ridin, riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More