Waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn

Su’aasha:

Asc , waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn , oo naagta leh leh $20 waaye, anigana wax ka yar dhahaayo , kawaran ?

Waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn
Waxaan arkay anoo gorgorinaayo bocor hindi oo weyn

Jawaabta:

Waxaad heli doontaa nolol fiican iyo lacag oo aad ku gadato waxa aad u baahan tahay, laakin waxaa ka horreeya ciriiri iyo lacag la’aan, bocorka waa arsaaq kuu imaan doonto oo fiican si sahlan aad ku heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More