Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo

Su’aasha:

asc wll wax ku riyodey wiil an xidhiidh lahan jirney hada kaso waregtey 3 sano baa isoo wacay wuxu anigna waxn walashey kulaha kaley iirac an runta ushege inan rabin qof kale raadsado kadib waxn isu balansanay inan lakulmo
Anon la kulmin ban riyada ka tosey.

Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo
Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas wali inuu niyadda kugu hayo, waxaa laga yaabaa inaad war ka maqsho goor dhow ama qof isaga la mid ah inuu kusoo doonto oo xiriiri kaas la mid ah inuu idin dhexmaro oo guur gaari kara, haddii aad xaas tahayna waxaa laga yaabaa inaad gasho isbadal nololeed cusub.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More