Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyodey aniga iyo saxibty hore waxan wadney laba caruura gabadh iyo wiil waxa naso raacay laba nin mid calol buran leyhy macnaha buuranyhy waxay no muujinayen naxariis badan kadib waxan tagany meel qurac laga cuno ragii aya quracdii naga bixiyey waxn cunay loxooxdi iyo shaxii kadib wiilka yar ayan dhabta ku hayey waxsiinayey ragina kolba mid madax usalaxayey cunaga mxay tahy wllo thnks

Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto
Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto

Jawaabta:

Riyada waa mustaqbal iyo ubad fiican aad heli doonto, waa riyo jawi qoyseed tilmaamayso waa riyo bishaaro kuu ah khayrkeeda Ilaahay haku siiyo waa nolol fiican iyo barwaaqo aad mustaqbalka Ilaahay ku siin doono, cuntada iyo ubadka ayaa astaan u ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More