Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay

Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay

Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay
Xadiiska kii salaaddiisa xumeeyay

Xadiiska midka salaaddiisa xumeeyay waa xadiis acaan ah oo ay ka qaateen culimada axkaamta salaadda ugu muhimsan, nin ayaa masjidka soo gale nabig asoo ku jira ninkii ayaa tukaday aad buu u degdegay, wuxuu u yimid nabiga wuu salaamay markuu ka qaaday salaanta wuxuu ku yiri tuko maadan tukaninee ninka wuu tukaday haddana uu wu yimid wuu salaamay marlabaad ayuu ku yiri tuko ma aadan tuaninee ninkii marka ugu dambeysay wuxuu yiri sidaan waxan ahayn ma sameyn karo markaas ayaa rasuulka ku yiri:

(إِذَا قُمْتَ إِلَى الصَّلاَةِ فَكَبِّرْ ، ثُمَّ اقْرَأْ مَا تَيَسَّرَ مَعَكَ مِنَ القُرْآنِ ، ثُمَّ ارْكَعْ حَتَّى تَطْمَئِنَّ رَاكِعًا ، ثُمَّ ارْفَعْ حَتَّى تَعْدِلَ قَائِمًا ، ثُمَّ اسْجُدْ حَتَّى تَطْمَئِنَّ سَاجِدًا ، ثُمَّ ارْفَعْ حَتَّى تَطْمَئِنَّ جَالِسًا ، وَافْعَلْ ذَلِكَ فِي صَلاَتِكَ كُلِّهَا)

(Markaad salaadda u istaagto takbiirso, kaddib akhri wixii kuu fududaaday oo quraan ka mid ah, kaddib rukuuc ilaa aad xasisho adoo rukuucsan, kaddib kasoo kac ilaa aad toosto adoo taagan, kaddib sujuud ilaa aad xasisho adoo sujuudsan, kaddib, kasoo kac ilaa aad xasisho adoo fadhiya, sidaas ku samee salaaddaada oo dhan)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More