Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC ALLAH MACAK
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SUUQA OO AAD LOO BUUXO QOF IISOO TUURAYO XIDHMO WAYN OO MUUS AH OO ISKU XIDHAN AMA GACAN MUUSA AH
ALLAH MAHADLEH.

Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga
Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga

Jawaabta:

Muuska waa wax fiican marka lagu riyoodo muuska wuxuu tilmaamaa arsaaq waasac ah iyo hanti badan waxaa kaloo uu tilmaamaa caafimaad fiican qofka inuu helayo sidoo kale warar farxad leh, guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican oo khayr ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More