Riyada suuqa lagu dhex cunayo moos iyo beer

Su’aasha:

ASC gudomiye: waxan Ku riyooday anigoo meel suuq ah dhex maraayo oo cunaayo beer iyo moos.

Riyada suuqa lagu dhex cunayo moos iyo beer
Riyada suuqa lagu dhex cunayo moos iyo beer

Jawaabta:

Gudoomiye waan kaa qaaday, riyada cunidda mooska waxay tilmaamaysaa barwaaqada badan aad heli doonto mooska waa khayr aduun iyo aakhiro, mooska wuxuu ka mid yahay geedaha janada ee Quraanka kariimka lagu sheegay, cunidda beerka waxay tilmaamaysaa hantida ubadka laga helayo beerka mararka qaar wuxuu astaan u yahay ubadka qofka uu dhalay ama dhali doono, suuqana waa qaabka aad u helo doonto iyo meesha aad ka heli doonto, gancsiga ayaad ku guulaysan doontaa inshaa Allaah, guud ahaan riyada waa riyo tilmaamayso barwaaqo iyo nolol wanaagsan uu qofka heli doono.

You might also like
2 Comments
  1. Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan
    Fuad says

    Mansha Allah gudomiye website kaaga kama dhex dhumaayo gori geyga oo kale ayuu I noqday malinba malinta Ka dambeysa wan si fahmaaya oon aqrinaya qoralada wan Ku raxesanaya riyoyinka wanaagsan iyo fasiraadeda aqrintoda AAD ayad u mahadsantahaay 💯 sida dhaqsiyaha badan AAD u jawaabeyso iyo sida laguula soo xiriiraayo oo sahlan khayr Allah Ku siiyo Insha Allah Akbar yar ayan WhatsApp Ka kugu dhafay aan garan waayay si aan iso raaciyo riyadan balsa jawabteda coli AAD Janis hesho iso for Abhay ayan u shegay oo IGA sugaayo jawab markale waad mahadsantahaay

    1. Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan
      Daruur says

      Adaa mudan saaxiibkayga qaaliga ah, qofka riyada badan waa qof nasiib leh oo inta badan la soconaya isbadalka nolosha mustaqbalka waa nimco Alle bixiyo inshaa Allaah whatsappka markaan furo waan kuu soo jawaabayaa

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More