Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA II SOO TUURAYO KHUDAAR FARA BADAN WAXAA KA MID AHAA MUUS OO FRESH AH DHAWR IYO TOBAN XABOO ISKU XIDHAN
OON CUNAAYO AMA URURSANAYO
ALLAH MAHADLEH.

Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran
Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Jawaabta:

Riyada waxay tusinaysaa nolol fiican oo raaxo wadata iyo arsaaq badan si sahlan lagu helayo, muuska waa wax aad u fiican oo astaan u noqda marka riyada lagu arko waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin cabsida Alle iyo iyo iimaan iyo akhlaaq suuban, sidoo kale arsaaq waasac ah iyo nolol wanaagsan.

Marka aan u noqdo nambarka 17 isagana wuxuu tusiyaa farxad iyo liibaan sidoo kale qofka inuu xajka tagayo salaadahana ku dadaalayo maxaayeelay tirada saaladaha faradka ah waa 17 rakco, duhur oo 4 ah casir 4 ah iyo maqrib 3 ah iyo cisha 4 ah subaxa 2 ah  4+4+3+4+2=17

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More