Riyada galmada gabadh buuran

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo gabadh dheer oo buuran oon garanayo galmo lasamaynaya
wax biyo ahna iga iman
waan toosay waan yaabay shaydankan iska naaray dhinac kalaan u seexday
hadana isla riyadii ayaan ku riyooday
anaa gabadhii galmada lasamaynaya
wax biyo ahna iga iman
waan toosay
hadana waanku noqday oo waan seexday
hadana isla riyadii ayaan arkay anoo galmadii la samaynaya gabadhii mana biyo bixin
waan toosay markasi salaadi subax ayay la eedaamay oo kumaan noqon
Allah mahadle.

Riyada galmada gabadh buuran
Riyada galmada gabadh buuran

Jawaabta:

Guud ahaan riyada galmada waxaa lagu fasiraa qofka inuu gaarayo danta uu leeyahay, qofka haddii arin uu ku gudajiro oo uu ku riyoodo asoo gabar u galmoonaya muraadkiisa ayuu gaarayaa, hadduusan biyabaxin, haddii ay biyaha ka baxaan shaydaan ayaa ku cayaaraya wax tafsiir ma laha riyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More