Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan

Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin.
Waa su’aal u baahan in jawaab loo helo.
Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka mucaaradka.

Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka
Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka

Madaxweynahan oo xukunka qabsaday 1990-kii wuxuu doorashooyinka ku guulaystay 6 jeer sida la sheegay, wayna iska caddahay waa doorasho been ah sida dowlado badan ay sameeyaan.
Waxaa la mid ah Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kaste doorasho been sameeyo, Farmaajo dadkan ayuu ku sirmay wuxuu rabaa inuu waddadooda qaado.
Farmaajo waxaan ka baqayaa wadda xun in la marsiiyo, waxaa u fiican inuu ku cibarqaato madaxweynaha Chad iyo Macamar Qadaafi iyo dadka la mid ah oo shacabkooda ku kacay ilaa ay kala kulmaan dil foolxun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More