Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay

Su’aasha:

ASC sida aad shegten waxa jira xadiis oranayo kafarada nadarka wa tan dharta waxadna shegten hadi ruuxa ugalo Soonka usan fulin karin kafarada dharta ayuu la imani lakin waxan jeclahay inan idin waydiyo hadi sooman Kala duwan OO nadar ah ugalo una awoodin fulintiisa makafaradas ayuu la imanaya mid walba OO soonkas kamid ah sedex maalin

Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay
Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay

Jawaabta:

Nadar kaste kafaaro gaar ayuu la imaanayaa, laakin adiga saan kuu sheegay arintaada way ka duwan tahay, waswaas ayaa ku hayo waxaa laga yaabaa inaadan nadarba galin kaliya inuu waswaaska ku wareerinayo.

Laakin qofka caadiga ah hadduu shan jeer nadar galo tusaale ahaan oo kala duwan waxaa laga rabaa shan kafaaro laakin haddii nadarka uu isku mid yahay hal kafaaro ayuu la imaanayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More