Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey walashey oo kabo cusub so iibsatey kadib kabihi ayan xidhay isku eegay isla riyada dhexdeeda waxa no timid gabadh nin ka cabaneysa ay jeceshy waxa ilaso hadashey telefonka gabadh kle oon aqano waxa da,aayey roob si an roobka u dhafiyo wan so baxay guriga hortisa mise roob badan aya da,aayey marka is idhi gabadhi cawi waxa ila godey meel waxn ku dhex dhacy daadki biyahi roobka gurigayaga hortisa ad u marayey xoga biyaha ilasocdey biyaha hoostooda waxa ku jirta ri waxay iga qanintey gacanta waxn isku dayey inan ka baxo biyaha waxn uso kacay xaga gurigayga wan kaso badbadey guriga hortisa adhi ama xoolo riyo ah aya tagan sa marka ugaso baxay waxan arkay laba caruura oo noqdey dhiig miirato iney icunan raba wan iska celiyey gacanta ayey iga gadhsiyen dhawac dhiig aya iga imi aakhirkii waxn kaso xidhay albaabkii gurigayaga waxn u yedhsyey walalahey midna islama hadal intan ku jirey dhibka maxay noqon karta waxan ahay gabadh an la qabin
Allow dhiban ka magana galny Wad mahadsantihn

Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday
Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaatooyin kula soo gudboonaan doono waxayna ka imaanayaan dhibaatooyinkaas nin iyo dumar aad taqaano, marka Ilaahay ka magangal, xuska Alle ku dadaal iyo ducada, iska ilaali adiga iyo walaashaada in laysku kiin diro riyada waxaa laga fahmayaa dhib in dhexdiina la keeni rabo, is ilaali.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More