Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay

Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay

Ukunta marka ay tahay ukun qadiin ah oo raagtay biyaha marka la galiyo kor ayay ku sabbaynaysaa macnaha kor ayay soo aadaysaa sida qori oo kale markaas waa marka ay 4 usbuuc ka badan tahay muddada ay taallay, haddii ay u dhaxayso labo usbuuc ilaa afar marka biyaha lagu rido madaxmadax ayay u istaagaysaa, haddii ay taallay muddo usbuuc ah marka biyaha lagu rido madaxmadax intay u istaagto ayay dhinac u leexanaysaa, haddii ay tahay ukunta mid fareesh ah oo cusub marka biyaha la galiyo way seexanaysaa ee ma istaagayso

ukunta fareeshka
Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay

عندما تكون البيضة قديمة جدا مضى عليها أكثر من أربعة أسابيع فسوف تطفو على سطح الماء وإذا كان عمرها مابين أسبوعين إلى أربعة أسابيع فإنها ستكون في قاع الماء بصورة رأسية كما نراها الآن في الصورة. أما إذا كان عمرها أسبوعا واحدا فإنها ستكون في قاع الماء

بصورة مائلة مابين الرأسية والأفقية وأما إذا كانت البيضة جديدة أي طازجة فإنها ستكون في قاع الماء بصورة أفقية .

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad

Ukunta dabiiciga iyo midda farsamada farqiga u dhexeeya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More