Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga

Su’aasha:

Asc Naag waxay ku aragtay ayada iyo ninkeeda joogo meel duur ah oona tahay galag, marka meesha waxaa socda diiwaan galin safar , naagta waa la qoray magaceed , waxaa ladhahay halkaan waala seexaa naagtii waxay ku dhahday ninkeeda halkaan ma seexanaayo, ayada iyo ninkeeda waxay soo heleen gaari hoomey ah,maxay noqoney?

Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga
Riyada nin iyo xaaskiisa meel duur ah jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas iyo xaaskiisa inay nolol fiican galayaan noloshooda ay isbadali doonto, dadka dhibkoodana ay ka dheeraanayaan, riyada waa riyo fiican oo tilmaamaysa nolol degan inay gali doonaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More