Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Dumarka samankan waxay noqdeen badeeco lagu ganacsado dhinac walba.

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka
Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Waa la qiima tiray taasna waxaa sabab u ah dadka sheeganaya inay ilaalinayaan xuquuqda hawweenka.

Diinta islaamka kaliya ayaa dumarka xaqooda siiyay eeg nusuusta kusoo aroortay kutubta islaamka:

wuxuu leeyahay nabigeena – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:

 (فَإِنَّ لَكُمْ عَلَى نِسَائِكُمْ حَقًّا ، وَلَهُنَّ عَلَيْكُمْ حَقًّا)

(Haweenkiina xaq ayaad ku leedihiin indinkuna xaq ayay idinku  leeyihiin),

marka la weyddiiyay rasuulka:

مَنْ أَحَقُّ النَّاسِ بِحُسْنِ صَحَابَتِي؟ قَالَ : (أُمُّكَ) ، قَالَ : ثُمَّ مَنْ؟ قَالَ : (ثُمَّ أُمُّكَ) ، قَالَ : ثُمَّ مَنْ؟ قَالَ : (ثُمَّ أُمُّكَ) ، قَالَ : ثُمَّ مَنْ؟ قَالَ : (ثُمَّ أَبُوكَ)

صحيح البخاري

(Yaa iigu xaqnimo badan xagga la jiritaanka wanaagsan? wuxuu yiri (hooyadaa) wuxuu yiri: kaddib yaa kale? wuxuu yiri: (kaddib hooyadaa) wuxuu yiri: kaddib yaa kale? wuxuu yiri: (kaddib hooyadaa), wuxuu yiri: kaddib yaa kale? wuxuu yiri: (kaddib aabbahaa)

Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:

 (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ ، وَسَقَاهُنَّ ، وَكَسَاهُنَّ مِنْ جِدَتِهِ، كُنَّ لَهُ حِجَابًا يوم القيامة مِنْ النَّارِ) ، وفي رواية : (مَنْ عَالَ ابْنَتَيْنِ ، أَوْ ثَلَاثَ بَنَاتٍ ، أَوْ أُخْتَيْنِ ، أَوْ ثَلَاثَ أَخَوَاتٍ ، حَتَّى يَبِنَّ ، أَوْ يَمُوتَ عَنْهُنَّ، كُنْتُ أَنَا وَهُوَ كَهَاتَيْنِ ، وَأَشَارَ بِأُصْبُعَيْهِ السَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى) ،

(qofka haysto seddex gabdhood kuna sabro, kana quudiyo hantidiisa kana waraabiyo kana huwiyo xijaab ayay naarta uga noqonayaan) riwaayo kale waxaa ku sugan (qofka biilo labo gabdhood ama seddex ama labo walaal gabdho ah, ama seddex ilaa ay ka tagaan ama uu  isaga ka dhinto waxaan noqonaynaa aniga iyo isaga sidan, wuxuu ku tilmaamay farahiisa murdisada iyo fardhexaadda), waxaa laga wariyay abuu hurayra inuu rasuulka yiri:

(اسْتَوْصُوا بِالنِّسَاءِ ، فَإِنَّ المَرْأَةَ خُلِقَتْ مِنْ ضِلَعٍ ، وَإِنَّ أَعْوَجَ شَيْءٍ فِي الضِّلَعِ أَعْلاَهُ ، فَإِنْ ذَهَبْتَ تُقِيمُهُ كَسَرْتَهُ ، وَإِنْ تَرَكْتَهُ لَمْ يَزَلْ أَعْوَجَ، فَاسْتَوْصُوا بِالنِّسَاءِ خَيْرًا)

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka
Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

صحيح البخاري

(Haweenka u dardaarama, haweeneyda waxaa laga abuuray feer qalloocan, waxa ugu qalloocan feerta waa xaggeeda sare, haddii aad toosinayso waad jabinaysaa, haddii aad ka tagtana way qalloocnaanysaa ee haweenka khayr u dardaarma)

Qoyska Siduu U Saameeyo Bulshada Iyo Dalka

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More