Cuntada raga doobka u sahlan

Eggs with tuna easiest food for singles

Cuntada raga doobka u sahlan

Cuntada raga doobka
Cuntada raga doobka

Cuntadan waxaa lagu magacaabaa cuntada doobka waxaa u badan dhalinyarada iskaabuliga ah  waa cunto shaqo badan aan u baahnayn haddana leh nafaqo aan lasoo koobi karin

Cuntada ugu fudud uguna macaan badan egg and tuna Ukun iyo toono laysku dubay waa cunto macaan badan Waxaad keenaysaa basal marka aad jarjarto ayaad dabka saaraysaa.

kaddib waxaad ku rogaysaa gasaca toonada markaas ayaad walaaqaysaa waxaad ku daraysaa ukunta waxay noqonaysaa cuntada ugu macaan badan.

tijaabi waa cunto fudud rooti iwm ayaad ku cuni kartaa.

Ereydada raadiska:

cuntada cayilka,cuntada lagu buurto, rashinka lagu naaxo, cayilka fudud, daawada cayilka

Ukunta iyo hilibka
Ukunta iyo hilibka

Cuntada Kushariga Maxay Ka Sameysan Tahay

 

 

 

 

 

 

 

 

 

This food is called dossing food. It is mainly for young people who are self-employed. It is a food that does not need a lot of work and yet has innumerable nutrients.

The simplest and sweetest food egg and tuna Eggs and roasted garlic are delicious food You bring onions when you chop them you put them on fire.
Then you turn the garlic into the garlic and then you worry and add the eggs it will be the sweetest food.

Test it is a snack you can eat bread etc.

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More