Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Su’aasha:

Asc bahda daruuro waxaan kuriyooday anoo uguuray dhanaka putland meel xuduudka Ethiopia dhow dagay oo wiil aan ilmo adeer nahay quraan isaarayo waxaana kiraystay guri u ka korbaxay geed wayn oo caleemo waa wayn aabahaybaana ii yimid oo idhahy geedkaan guriga wuu halaynayaa caleentiisa jiingada ahaylayanasa marka waan jarayaa wuuna jaray wuxuna ku tuuray guri noo dhawaa markaa ani baadhahay armuu gurigan dadki lahà ka kahleeyà marka ani iyo hooyaday baa dhahanay wàn fiirinaynaa waxuuna ku kor dhacay guri cidlaha waxana dhahanay waxba mayèlayo hooyoo fiirinaysaa meel ku sibatay gacantaana wax yar ka gaadhay lkn waan xan baaray oo hooyaday way fududay aadbana ulayaabay waxaana lahaa hooyo fududidaa waxana keenay guriga dadka dhan way ilayaabanaayeen seed uwadaa ana waxaanabalayaabana fudaydka hooyaday dad caana ugu imid guriga markaa joodaari iidhiga ayaan dhahay waana ku seexiyay hooyaday waxba magaarin baana lahaa ee waan iska xanbaaray wll ii fasir riyadaan haday khayr iitahay.

Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo
Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Jawaabta:

Riyadan ma fiicna sharteeda Ilaahay ha idinka ilaaliyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More