Ukunta Marka yaanyo lagu cuno caafimaadka waxay u tarto

Ukunta waxay ka mid tahay cuntooyinka fudud, lanaga helo faa’idooyin badan.
marka u kunta yaanyo lagu sameeyo, waxay yeelanaysaa faa’ido aad u badan.
sidoo kale caloosha ayay saaxib la noqonaysaa.

waxaa la og yahay yaanyada inay ka mid tahay cuntooyinka wadnaha u roon, waxaa laga helaa vitamino badan.
marka qaabab badan ayaa jiro ukunta iyo yaanyada laysugu kariyo.
marka dadka u baahan inay helaan quraac ma acasho fudud oo calooshana aan dhibin.
ha cunaan ukun iyo yaanyo.

waxaa kaloo la sameyn karaa ukunta inta la fuuriyo ayaa yaanyo la jarjarayaa markaas ayaa lagu cunayaa rooti ama muufo ama canjeero, qofba wuxuu jacal yahay.

Ukunta Marka yaanyo lagu cuno caafimaadka waxay u tarto
Ukunta Marka yaanyo lagu cuno caafimaadka waxay u tarto

Waa lawada og yahay jaalaha ukunta inuu u roon yahay galmada, raga daciifay oo raaxada xaaskooda tabar u waayay, awood galmo ayuu usoo celinaya, ninka wuxuu ugu kaalmaynayaa kacsiga.
siiba waxaa la dhahaa marka uu subax kasto qofka cunaayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More