Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Su’aasha:

Asc wll alle haydin barakeeyo sida fiican ee dadka riyadooda ugu soofa sirtan
Ana waxaan ubaa hanahay inla iifasiro riyo
Markasta igu soo noqnoqota habeen kasta waxaan kuri yoodaa geela oo mar lalisayo marna daaqaya meel doogleh marna cabaya biyo meel geel joogana majoogo geelna qalbiga kuma hayo hadana riyadiisu igama dhamaato waa riyo i gayaabisay
Markaa sheekh bal iisoo fasir

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay
Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Jawaabta:

Riyada geela qaabka aad u aragtay waxay tusinaysaa safar aad u dheer waxaad aadi doontaa wadan aad u fog oo aad ku noolaan doonto muddo badan inshaa Allaah, sidoo kale safarkaas wuxuu sabab u noqon doonaa hanti badan inaad hesho, riyada waa riyo fiican.

Halkan ka daawo riyada geela oo faahfaahsan

The dream of a camel the way you saw it shows a very long journey you will go to a very distant country and you will live in it for a long time hopefully, that journey will also be the reason for a lot of wealth to get, the dream is a good dream.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More