Waxaan la xanuunsanaa tuf iyo lafo xanuun mudo sanad ah

Su’aasha:

Asc wr wb walalaha aad bad ugu mahadsantihiin shaqada aad bulshada u haysaan ..waxaan mudo la xanuunsana tuf iyo lafo xanuun xalayano aad u xanuunsan sexdey salaada subax ka hor waxan riyo ku arkay qof madaxeyga fadhiya waan ku toosey wuxuu ii sheegay dhaqtar hebel ba tuf helelay oo kic wayey markas ban iri adiga miya kici wayey wuxu igu jawabey may wa Dr hebel saaka waxan soo kacey xanuun la,aan Alxamdullilahi eemaxay noqon riyadan.

Waxaan la xanuunsanaa tuf iyo lafo xanuun mudo sanad ah
Waxaan la xanuunsanaa tuf iyo lafo xanuun mudo sanad ah

Jawaabta:

Waxay noqon kartaa riyada bishaaro tilmaamaysa inaad caafimaad heli doonto, waxaaba dhici karta in aad sidaas ku caafimaadday oo aysan jirrada kugu laaban doonin, ku dadaal quraanka iyo ducada iyo salaadda inshaa Allaah caafimaad buuxo ayaad halaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More