Gabar ku riyootay nin masaar u wato ooy ka cararayso

Su’aasha:

Waxaa kuriyoday ano jamacad ka imaday duhur a guriga imaday waxa kariyay qado kadib alaab aa dhaqay markaas waxaa rabay ina banaanka wax kadoonto waxaaba ilbaabka darajiinka fadhiyo nin ana kaseenin o markaas a ufasirtay ino maskiin yahay kadib ninki marka ilbaabka qab soosiiyay ooba dagaal ilasoo aaday misaar oo wataa ino igu dhufto ooba rabaa waaka cararay guri naga so horjeedo aa gagaracay gabar yar a iga furtay gabadhi o dhawac yar gaarsiiyay kadib guriga galay waana kaxeranay gurigii dariska ahaa kadib maama giriga joogtay a utagay wa ushegay wixi anigo argagaxsan kadib saa wiilasheena mobel uga wac wacaa wiil abtigey o markas guriga jogay a wacaa woxo idhaha abti hada baxay ino ii imado marabyo hada ushegay xita inle dili rabo kadib maamadi guriga leheed a wexee idhehee ninka wa baxye kalay bax kadib baqbaqa mark kafiirisay waaba fadhiyaa ninka ilaa hada kadib mamadi wexeba idhehe waso galiya ninka wala hadla labadiina anaa idin dhaxgalaayo kadib ninka ine so galiso marke bananka u aadaybo ani qol a iskuso xeray kadib iyada ninka weso galisay marko sogaly horoo kabilaabay inoo iswaalo woxoo iskudayaayey inoo qolka iguso jabiyo anoo daaqada kabood isdhahayo a soo toosay bal maxe noqon kartaa?

Gabar ku riyootay nin masaar u wato ooy ka cararayso
Gabar ku riyootay nin masaar u wato ooy ka cararayso

Jawaabta:

Riyada waa digniin ninka ku dili rabo oo wata masaarta waa qof xaasid ah oo cuqdad ku jirto oo xumaan kula damacsan wuxuu rabaa qofkaas inuu dhib kuu geysto, waxaa lagaa rabaa inaad qabto taxdar iska ilaali dadka xunxun oo akhlaaqda daran.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More