Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Webka Daruur waa adeega shacabka
loogu kalsoonida badan yahay
Waananu jecel nahay Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah oo leh dhibco dhibco sida laa dhuuda ah oo tusaya oo iyaguna LA yaabay oo ay qireen aadna waan ugu faraxsanaa
Allah mahadleh.

Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah
Waxaan ku riyooday anoo helay 3 xaboo dheeman ah

Jawaabta:

Qofkii dheeman riyo ku arko wuxuu helayaa khayr aad u badan nolol fiican raaxo leh iyo hanti aan lasoo koobi karin.
Waliba xagga jacaylka xaaska wuxuu kala kulmaa jacayl degan oo dacaadnimo wata, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah.
Tirada sedexda lafteeda waxay tilmaamaysaa nasiib fiican iyo wanaag iyo raaxo xagga nolosha.
Guud ahaan riyada labo dhinac ayay kaa tusaysaa macanaha ama fasirka aan kuu fasiray dhinac waa dheemanka dhinacna waa tirada sedexda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More